Kutubta Hada Socota
Kitabkan waxaa la Aqriyaa Jimcaha iyo Sabtida subaxdii
Read More...
Kitabkan Waa aqrinaayo Sh Axmed Suufi
Read More...
KITABKAN WAXAA AQRINAAYO SH HASSAN SH YUSSUF MAALINKA SABTIDA KALIYA AYUU BAXAA
Read More...
Kitabkan Waxa Aqrinaaayo Sh Axmed Suufi Sabtida Kaliya ayaa la aqriyaa
Read More...
Kitabka Waxaa Aqrinaya Shariif Maxamuud Shariif Cali oo Ku xeel dheer faniga Xadithka iyo Culuumtiisa wuxuu Baxaa Isniin Ilaa Khamiis 10am Subaxii Minneapolis Time
Read More...
WEYDII SU,AASHAADA
HALKAN ISKA XAADIRI
FACEBOOK GA LASOCO

Tassawufka qaybta 1aad

0
Thursday August 25, 2011 - 04:13:19 in Qormooyin Diini ah by Super Admin
  • Visits: 2349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tassawufka qaybta 1aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XAQIIQADA TASSAWUFKA ILAAH MAGICISA AYAN KU BILAABA ALIHII NAXARISTA GUUD IYO MID GAAR AHANEEDBA KU NAXARIISTA.MAHAD WAXAY U SUGNATAY RABI SUBXANAHU WATACALA,ALAHA KU HANUUNINAYAY ADOOMADIISA WADADA TOOSAN NABADGALYO IYO NAXARIIS KORKIISA ALAHA YEELO NABIGIISA MUXAMADA SALAWATULAAHI WASALAMUHU CALAYHI,ALAHKIISA IYO ASXABTIISANA NAXARIIS KOR KOODA ALAH YEELO INTAA KADIB INSHA ALAAHU TACALA WAXAN HALKAN ISUGU SOO GUDBIN DOONA MAQAALO KU SABSAN CILMIGA TASSAWUFKA WAA MAXAY TASSAWUF? WUXUU LEEYAHAY SHEEKHULISLAAM ZAKARIYAL-ANSAAR:TASSAWUFKU WAA CILMI LOOGA QASDO QULUUBTA HAGAAJINTEEDAIYO IN QULUUBTA LOO KALI YEELO ILAAH SUBXANAHU WATACALAA LOOGANA KALI YEELO WIXII KA SOO HARAY,IYO FAHAM LA FAHMO CAMALKA HAGAAJINTIISA,NIDAMKA XIFDINTIISA,IYO WALIBAXIKMADA DAAHIRINTEEDA LAGU DAAHIRIYO AXKAAMTA IYO CILMIGA TOWXIIDKASI LOO XAQIIJIYO MUQADAMAATKA OO LAGU XUJOOYINKA LAGU XAQIIJIYO IMK. IMAMUL JUNAYD OO LOOGU YEERO SAYIDKA SUUFIYADA ILAAH HAKA RAALI NOQDEE WUXUU LEEYAHAY. TASSAWUFKU WAA IN LA ISTICMAALO DHAMAAN TILMAM KASTA OO SARAYSA, IYO IN LAGA TAGO TILMAAM KASTA OO HOOSAYSA , ASALKIISA IYO MEESHUU KU FADHIYANA TASSAWUFKU WAA KITABKA QURANKA IYO SUNNADA NABIGA NAXARIIS IYO NABAD GALYO KORKISA ALAHA YEELO. WAXA KALOO LA LEEYAHAY TASSAWUFKU KULIGIIS WAA AKHLAQ QOFKII KUU SIYAADIYANA AKHLAAQDAAS WUXUU KUU SIYAADSHAY KORKAADA TASSAWUF WUXUU LEEYAHAY SARIIRU SAQDI OO AH SHIIKH JUNAYD AL BAQDAADI SHIIKHIISA :التصوف خلق كريم يخرج الكريم الي قوم الكر ام TASSAWUFKU WAA DHAQAN WANAGSAN OO UU RABI SUBXANAHU WATACALA SIIYO OO UU USOO SAARO DAD WANAAGSAN. QOF WANAGSAN QOFAN AHAYN INAAN LA SIININ TASSAWUFKA AYAA HADALKA IMAMKA KU CAD.TASSAWUFKU WAA CILMI ILAAH UU SIIYO ADOOMADIISA UU JECELYAHAY QOFKASTANA ISKAMA HELO. IMAMU-NAWAWI WUXUU LEEYAHY AYASAGOO KA HADLAYO UDUBADA UU TASSAWUFKU KU TAAGANYAHAY 1.ILAAH IN LOOGA CABSADO DAAHIR IYO BAADINBA 2.IN LA RAACO SUNADA NABIGA SCW, OO LAGU RAACO QOWL IYO FICILBA . 3.IN LAGA JEESTO MAKHLUUQA HADAY KU SOO QAABILAAN IYO HADAY KAA JEESTAANBA OO AAN WAX DANA LAGA GALIN SI AAD UGA BADBAADO ISTUSTUSKA IYO WIXII LAHALMAALA. 3.IN LAGA JEESTO MAKHLUUQA HADAY KU SOO QAABILAAN IYO HADAY KAA JEESTAANBA OO AAN WAX DANA LAGA GALIN SI AAD UGA BADBAADO ISTUSTUSKA IYO WIXII LAHALMAALA. 4.IN LAGU QANCO WAXA RABI UU KU SIIYO HAYARAADAN HASE BADNADAN IN LAGU RAALI NOQDO WIXII ILAAH KUU QADARAY. 5.ILAAH OO LOO NOQDO XILIGA QOFKU UU FARXSANYAHAY OO BARWAAQADA KUJIRO IYO XILIGA UU QOFKA WAX SI KA YIHIIN OO UU DHIBAATAYSANYAHAY MAR WALBA IN ILAAH LOGU XIRNAADO SIDAA WAXAA NOOGU SHARAXAYA WAA IMAMU-NAWAWI OO LEH SHARAXA KITABKA SAXIIXUL MUSLIMKA,RAYADU SALIXIIN, ARBACIIN KA LASOCO QAYBTA 2BAAAD.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


WAQTIYADA SALAADAHA
30 RABI,UL I 1439H
DECEMBER 8,2018
SALAT ADHAN IQAMAH
Fajr 06:25AM 06:27AM
Dhuhr 012:10PM 012:20PM
Asr
02:30PM 02:35PM
Maghrib 04:40PM 04:45PM
Isha
06:10PM 06:20PM
Jum'a 11:30AM 12:30PM
TOOS NOO DAAWO
Youtube Channel
Maktabadda Nuuruliiman
MAXAA UGU JECESHAHAY
What do you like on our website?
Tafsir
Quran
Muxaadaro
Duruus
Khudbooyinka
Video
Poll Maker
Islamic Quiz