Kutubta Hada Socota
KITABKA WAXAA LA AQRINAYAA SABTIDA IYO AXADA KALIYA
Read More...
Kitabka waxaa la bilaabay Maanta Taariikhdu Tahay 11/08/2025
Read More...
Kitabkan waxaa la aqriyaa Kaliya Arbaca iyo Khamista Bacdal Maqrib waqtiga Muqdisho Somaliya
Read More...
WEYDII SU,AASHAADA
HALKAN ISKA XAADIRI
FACEBOOK GA LASOCO

اركان الا سلام

2
Friday September 02, 2011 - 03:26:52 in Qormooyin Diini ah by Super Admin
  • Visits: 4986
  • (Rating 3.8/5 Stars) Total Votes: 4
  • 6 1
  • Share via Social Media

    اركان الا سلام

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arkanta Islamka ار كان الاسلام 1.Shahadatu-Allaailaaha ilalaahu wa ana muxamada Rasululahi Oo macnaheedu yahay qiritaan aad qirto ilaah xaqlagu Caabudoinuusan jirin, ilaaha waaxid kaa mahane oo kaligiis cibaadada,mutay,Nabi Muxamed NNKH.Inuu yahay rasuulkii ilaah soo diray. 2. Wa iqamu-salaati.Salada oo la oogo .waqtigeeeda la ilaalsho xiligi hurdadu macantahay ,laga soo kaco.waqiga shaqada lagu jiro aan la hilmaamin. 3.Wa ii taaul-zakaati. Zakada oo la bixiyo.qofkii xoolo haysto iyo qofkii maal haysto. 4.Wasoomu-Ramadana.Bisha Ramadan oo la soomo marka ay gasho waliba sida ilaah raaliga,kayahay loo soomo. Bisha oo Aragti lagu soomo Aragtina lagu afuro.ooaan lagu soomin kutiri kuteen waa la arkay qofkii arkana aan la sheeginama wadan heleb ayaa laga arkay adinkoo isku waqti aan ahayn sidadadka maraykan joogin aysan ula waqti ahayn dadka joogo wadankasacuudiga.taas macnaheedu waa laguma soomi karo sacuudi ayaa laga arkay waxana uga hadli doonaa insha alaah muxadaraad u gooni ah. 5.Waxajul-Bayti-wanistadaca-ilayhi-sabiilaa. Bayta ilaah oo loo xajiyo lakin waa qofkii awodo qofkan awoodin lama saarin asaga oo wajib loomaga dhigin inuu xajiyo. Wixi talo iyo tusalaa ama aad ku aragtaan oo qalada fadlan nagula soo xariira Emailkeena oo ah nuuruliiman@hotmail.com

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


WAQTIYADA SALAADAHA

JUMADAL ULA  24, 1447

NOVEMBER  14 2025

SALAT

ADHAN

IQAMAH

Fajr

05:59AM

06:09AM

DUHUR

12:07PM  

12:17PM

ASAR 

02:32PM

02:42PM

MAGRIB

04:51PM

04:06PM

ISHA

06:18PM

06:28PM

JUM'A

11:30PM

12:30PM

TOOS NOO DAAWO
Youtube Channel
Maktabadda Nuuruliiman
MAXAA UGU JECESHAHAY
What do you like on our website?
Tafsir
Quran
Muxaadaro
Duruus
Khudbooyinka
Video
Poll Maker
Islamic Quiz